Thursday, September 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Wasiirka Warfaafinta ‘Cismaan Dubbe ‘oo shaaca ka qaaday in Nairobi ay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa ka hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay safiirkii Kenya, sidoo kalena...
Ahmed Mohamed

UK oo noqotay dalkii ugu horreeyay oo meel-mariya Talaalka Cudurka Covid-19

London (Halqaran.com) – Dalka UK ayaa noqotay waddankii ugu horreeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19. Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock ayaa sheegay...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Jadwalka doorashada Aqalka sare oo fashilmay

Muqdisho (Halqaran.com) - Talaadada maanta ah oo ku beegan 1-da December ayaa waxaa lagu waday in dowlad goboleedyada dalka ay ka billaabato doorashada Aqalka...
Ahmed Mohamed

Hirshabeelle oo ka warbixisay cilad ku timid diyaaraddii uu la socday...

Jowhar (Halqaran.com) - Wasiirka amniga ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khayre ayaa faah-faahin ka bixiyay cilad farsamo ah oo ku timid diyaarad uu la socda...
Ahmed Mohamed

Update: Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo Digniin cusub u diray DF Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Dowladda Federaalka uga digay in ay markale khilaaf ka dhex abuurto maamul Goboleedyada dalka. Midowga Musharraxiinta ayaa...
Ahmed Mohamed

Nin miino ku aasayay Xaafad ka tirsan Muqdisho oo la toogtay

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa saqdii dhexe ee xalay Magaalada Muqdisho ku toogteen nin ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab xilli uu...