Thursday, June 4, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Odayaashii Beesha reer Xaaji Saleemaan ee la heshiiyay Al-Shabaab oo Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Diyaarad siday saddexdii oday dhaqameed ee ka soo jeeday beesha reer Xaaji Saleemaan ayaa Talaadadii maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo Xayiraad ku soo rogtay Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa xayiraado ku soo rogay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo diiday...
Ahmed Mohamed

Maxaan ka ognahay qodobbada muhiimka ah ee looga hadlayo Shirka Golaha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amray in Ciyaal weerada loola dagaallamo sidii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Degmooyinka dhaca...
Ahmed Mohamed

Kalluumeysato muddo 8 sano Soomaaliya ku xirnaa oo la sii daayay

Muqdisho (Halqaran.com) - 14 Kalluumeysato u dhashay dalka Iran ayaa la sii daayey, kadib, markii Wada-xaajood muddo dheer socday laga galay sidii loo sii...
Ahmed Mohamed

Gaari Bas ah oo ku dhacay Webi iyo Khasaaro badan oo...

Galicia (Halqaran.com) - Ugu yaraan laba qof ayaa dhintay kadib markii bas uu ku dhacay webi isaga oo ka gudbayay buundo gobolka Galicia ee...