
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Dowladaha Jabuuti iyo Kenya oo si adag ugu tartamaya kursiga golaha...
Nairobi (Halqaran.com) - Golaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa Gelinka dambe ee Maanta waxaa lagu wadaa inay doortaan Shan Xubnood oo kamid ah kuraasta...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidanka xoogga dalka kala hadlay dagaalka ...
Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab ee gobalka Bakool la qaatey...
AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran ee Somaliya oo sheegay in ‘Itoobiya’ ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada qaran ee dalka ayaa war ay soo saareen waxay ku taageereen codsigii 13-dii-May ee sanadkaan ee Golaha ammaanka ee Qaramada...
Hey’adda Hormuud Foundation oo lala matanaaneeyay Salaam Bank +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa markii ugu horeysay magaca laga bedelay Hay’adda Hormuud Foundation, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2013, iyadoona lala mataaneeyay Salaam...
Ilhaan Cumar oo Aabaheed ku geeriyooday dalka Mareykanka
Minnesota (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Mareykanka ku geeriyooday, Nuur Cumar Maxamed oo ah Aabaha dhalay Ilhaan Cumar.
Ilhaan Cumar oo ka...
Wasiirka Amniga Hirshabelle: ‘‘Al-Shabaab Ukumankoodii iyo ajaaniibtoodii waxay u soo rarteen...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ajaaniibtii Ururka Al-Shabaab ee dhawaan dagaalka looga soo saaray Gobolka Shabellaha Hoose ayaa la sheegay in ay u soo weecdeen Gobolka...









