Saturday, August 1, 2026
25 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Xildhibaannadii Xasaanadda laga qaaday ee Puntland oo go’aano adag ku dhawaaqay

Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaannadii xasaanada laga qaaday ee dowlad goboleedka Puntland ayaa xalay shir jaraa’id oo ay Garoowe ku qabteen waxa ay ku beeniyeen...
Ahmed Mohamed

Donald Trump oo amray in si dhaqsi ah looga saaro ...

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Maraykanka ayaa la sheegay inay ciidamadeeda ay kala baxayso dalka Soomaaliya horaanta sanadka cusub ee  soo socda. Madaxweyne Donald Trump ayaa...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Heshiis hordhac ah oo laga gaaray xiisaddii ka taagneyd Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa Jimcihii maanta magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Janeraal Muqtaar Xuseen...
Ahmed Mohamed

CCWarsame oo Madaxda DFS ku eedeeyay inay fidno ka dhex abuureen...

Muqdisho (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in hadda deegaannada Hirshabeelle waxa ka soca uu horay uga digay, kadib markii...
Ahmed Mohamed

Muxuu Baarlamaanka Kenya ka yiri Khilaafka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo...

Nairobi (Halqaran.com) - Baarlamaanka dalka Kenya ayaa maanta ka dooday khilaafka diblumaasiyadeed ee haatan ka dhex bilaabmay labada dal. Arintan ayaa daba joogta go’aankii ay Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Kumaandooska Danab oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab

J/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Xooga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB iyo Ciidanka Daraawiishta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si wadajir ah waxaa ay u fuliyeen howlgallo...