
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay arrimo badan, dhaliilna u...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay aasaaskii Puntland oo lagu qabtay Gaalkacyo...
Madasha Xisbiyada oo ka horyimid go’aannada ay soo saareen Xukuumadda Xilka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin Lix Xisbi Siyaasadeed oo ay hoggaanka u yihiin Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee...
Madaxweynaha Hirshabelle oo xilalkii ka qaaday wasiirro, kuwa cusubna magacaabay
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xilkii ka qaaday Wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hirshabelle Mudane Saalax Maxamed Xasan,...
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo maanta tegay Hargeysa xilli ay jirto...
Hargeysa (Halqaran.com) – Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian ayaa Sabtidii maanta gaaray Magaalada Hargeysa, wuxuuna halkaasi kulamo kula leeyahay Madaxda Somaliland.
Socdaalka...
UPDATE: Xoghayihii KMG ee Xafiiska R/wasaarihii hore oo xilkii laga Xayuubiyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaqadda ka ceyriyay Cabdirisaaq Caato oo xilkaasi la wareegay 28- bishii lasoo dhaafay,...
WHO oo dalalka Afrika uga digay halista ka imaaneysa qaadista xayiraadaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa dalalka Afrika uga digay in ay fududeeyaan ama qaadaan xayiraadaha Cudurka Coronavirus, maadaama tirada Dadka...









