
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Mareykanka oo diyaarado dagaal siinaya Ukraine
Washington (Halqaran.com) - Hay’ad u xilsaaran la socodka dhacdooyinka dalka Afghanistan ayaa sheegtay in dalka Maraykanku uu Ukraine siinayo illaa 16 diyaaradood oo ah...
Askar dil iyo dhaawac isugu geystay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka ay helayso HalQaran News ayaa sheegaya, in Afar Askari oo ehello dhowr ah ay labo ka mid ah isku dishay,...
Wiil Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ay ku dileen dalkaasi, iyagoona ugu tagay...
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo lagu soo dhaweeyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Arbacada maanta ah soo gaaray Magaalada...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo sheegay inay go’aan ka gaareen Xildhibaannada G/Gedo
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana ka soo qeyb...
Turkiga iyo Qatar oo si kulul uga hadlay weerarkii Al-Shabaab ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu bartilmaameedsaday saldhigga ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin degaanka Ceel-baraf...









