
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Xafiiska QM ee Somaliya oo xaqiijiyay in ruux la shaqeeya laga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay Sabtidii maanta in shaqaale caalami ah oo ka shaqeeya shirkad gaar loo leeyahay oo...
UPDATE: 425 ruux oo u dhimatay dalka Turkiga Fayraska Corona (COVID-19)
Turkey (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka Turkiga ayaa shaacisay in 70 qof ay tan iyo Jimcihii shalay ay u dhinteen Fayraska Corona, taasoo guud ahaan...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo amray in la joojiyo dagaalka duleedka magaalada...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa amray in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedka...
COVID-19: Donald Trump oo xeeladda bedelay kadib markii runta uu arkay
Washington (Halqaran.com) - Ma jirto wax xilligan daah la saarayo oo qarsoon. Ma jirto rajo ku saabsan daweyn mucjiso ah amaba ganacsiyada oo dib...
Somaliland oo u hanjabtay Odayaal dhaqameed ka hadlay wada hadallada DF...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland ayaa sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan Odayaal dhamaqameed ka hadley in dib loo bilaabo...
Yusuf Garaad oo si kulul uga hadlay qaabka ay NISA u...
Mana sahashan karo eedeyn ku saabsan khatar ka dhan ah Amniga Qaranka.
Haddana ma jecleysan farriinta ay NISA soo jeedisay, Goobta ay ku soo bandhigtay...









