
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
QM oo sheegtay inay Somaliya halis ugu jirto dib u dhac...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guulihii siyaasadeed iyo amni ee ay Soomaaliya gaartay sanadihii la soo dhaafay waxay halis ugu jiri kartaa dib noqosho, haddii aysan...
Update: Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaan-gelisay Kiisas cusub oo Coronavirus ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24-saac ee lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga diiwaan...
Hay’adda IOM oo agab looga hortagayo Covid-19 ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mashiinadaan neef Caawiyayaasha ah oo gaaraya 20 xabo ayaa hay’adda Caalamiga ah ee socdaalka dunid IOM waxaa ay ku wareejisay Isbitaalka Martiini...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ‘Odawaa’ oo kormeer ku tagay xerada 21-aad...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - General Odawaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo iminka ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee...
Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa oo ugu dambeyn ka heshiiyay khilaafkii
Garowe (Halqaran.com) – Khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku-xigeenkiisa ayaa Talaadada maanta ah la soo afjaray, iyadoo muddooyinkii dambe uu hareeyay khilaaf...
Dowladda Somaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee...
Xudur (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayeen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Talaadada maanta ah qalab caafimaad iyo dawooyin...









