Monday, September 21, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada golaha shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka sharciga xisbiyada siyaasadda

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku yeesheen mid ka mid ah...
Ahmed Mohamed

Wasiir Goodax: ‘‘Waa la xiray dadkii qal-qal geliyay Imtixaanka‘‘

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federalka Somaliya Cabdulaahi Goodax Barre, ayaa sheegay Booliska inay xireen shaqsiyaad qayb ka qaatay iski day qalqal...
Ahmed Mohamed

Wax ka ogow Ajandaha kulanka maanta ee Xildhinaannada Baarlamaanka

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Arbacada maanta ah la filayaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Federaalka ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in wadajir loogu gurmado dadka ku...

Afgooye (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan duqeyn iyo dagaal ka dhacay G/Bari

Bari (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal iyo duqeyn subixii Talaadada maanta ah ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Bari. Dagaalkaas ayaa...
Ahmed Mohamed

Muxuu ka yiri Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Shirka Dhuusamareeb?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Shirka looga hadlaayo arimaha doorashooyinka ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb...