Monday, September 21, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadashay Xaaladda ka jirta Afgooye

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran oo shir Zoom deg deg ah yeelatay ayaa farriin xasaasi ah oo la xiriirta xaaladda fatahaadda dalka la...
Ahmed Mohamed

Ururka Iskaashiga Islaamka oo $50 kun oo dollar ah ugu deeqay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wisiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee DF Soomaaliya, Dr. Fawziya Abiikar Nuur, ayaa maanta deeq lacageed oo dhan $50,000 oo doolar ka guddoontay...
Ahmed Mohamed

DF Soomaliya oo war ka soo saartay xaaladda adag ee ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku...
Ahmed Mohamed

Madaxda dowlad goboleedyada oo ka warbixiyay kulankii ay la qaateen Farmaajo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa ka warbixiyay kulankii ay Magaalada Dhuusamareeb kula qaateen Madaxweyne Farmaajo...
Ahmed Mohamed

Boqorka Sacuudi Carabiya oo Isbitaal la dhigay, kaddib markii…

Riyadh (Halqaran.com) - Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbital ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Riyadh,...
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada Villa Somaliya oo War kasoo saartay kulan ka dhacay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan...