Friday, June 5, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Human Right Watch oo baaq deg-deg ah u dirtay Madaxweyne Xasan...

Balcad (Halqaran.com) - Hay’adda Humar Right Watch ayaa ka soo saartay warbixin dheer xasuuqii loogu geystey deegaanka Gololey ee ka tirsan degmada Balcad ee...
Ahmed Mohamed

18 kun oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee...

Garoowe (Halqaran.com) - 18,550 Arday ayaa Sabtida maanta ah u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee deegaanada Puntland, kaas oo uu daah-furay Madaxweyne kuxigeenka Puntland...
Ahmed Mohamed

Mahad Salaad oo loo magacaabay taliyaha cusub ee hay’adda Nabad-sugidda Qaranka

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ay soo jeediyey in xildhibaan Mahad Maxamed Salaad uu noqdo Taliyaha Hay’adda Nabad- Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Taliye Shub oo Kashifay qorshe uu Fahad Yaasiin la damacsanaa...

Baydhabo (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, kana soo jeedo Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka...
Ahmed Mohamed

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Soomaaliya Ku Wareejisay 9.6 Milyan Oo Dollar...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay...
Ahmed Mohamed

Nin Dhallinyaro ah oo ‘warar been abuur ah’ ku faafiyay Tik...

Kismaayo (Halqaran.com) – Ciidamada Booliiska Jubbada Hoose ayaa xabsiga u taxaabay nin dhallinyaro ah oo aaladda Tik Tok ku faafiyay muuqaal uu isagu iska...