
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Boqorka Jordan oo taageeray in bariga dhexe laga abuuro isbaheysiga NATO
Jordan (Halqaran.com) - Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka mid noqon doono dalalka ugu horreeya ee taageeraya in bariga...
Villa Somalia denies Hassan Sheikh’s trip to Israel
Somali President Hassan Sheikh Mohamud has not travelled to Israel, Villa Somalia said while dispelling reports that Mohamud secretly landed in Jerusalem.
Addressing the media...
Puntland kills seven in northeastern region
At least seven suspected ISIS fighters have been killed and several others following clashes with Puntland forces in northeastern Somalia.
In a statement, Puntland Security...
Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
Mohamed Noor, the former Minneapolis police officer convicted for fatally shooting Justine Ruszczyk Damond in 2017 in the alley behind her home, is scheduled...
Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu xiray dalka Mozambique, kaddib markii…
Mozambique (Halqaran.com) - Ciidamada Booliiska dalka Mozambique ayaa xiray 5 qof oo Soomaali ah oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin shabakad isku...
30 Carruur oo Xaalad nafaqo darro ah ugu geeriyootay Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) – illaa iyo 30 carruur ah ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay xaalad nafaqo darro ah ugu geeriyootay Isbitaalka...









