
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
XOG XASAASI: ”Doorashada Jubbaland nabad kuma dhici doonto haddii ay sidaani...
Kismaayo (Halqaran.com) - Musharax Sheekh Daahir Axmed Sheekh Cabdullaahi oo ka mid ah musharaxiinta Jubbaland ayaa waxa uu walaac ka muujiyay qaabka Maamulka Jubbaland...
Wararkii ugu dambeeyay ee Cadaado iyo odayaasha magaalada oo diiday Shirka...
Cadaado (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaaladda Cadaado kulan ku yeeshay Xubnaha Guddiga qaban qaabada shir-waynaha dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmudug iyo Odayaasha...
Somaliland leader pardons 19 suspected pirates released from Seychelles
The leader of Somaliland administration, Muse Bihi Abdi has pardoned 19 prisoners from jail on Monday.
The 19 were returned from Seychelles where they were...
Suspected US strike hits al-Shabaab new recruits in Jamame
Two new suspected US airstrikes have been reported in Southern Somalia on Tuesday.
According to reports the strikes happened in Jamame, Lower Shabelle area and...
Dowladda Somaliya iyo Ururka Iskaashiga islaamka ‘OIC’ oo yeelanaya iskaashi dhinacyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaiya, Axmed Ciise Cawad, ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi heer sare ah oo ka socda...
Somali Lower House speaker in Puntland for 21st anniversary celebration
A delegation led by the speaker of Somali Lower House, Mohamed Mursal Sheikh reached Garowe, the administrative capital of Puntland state of Somalia on...









