
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Landmine blast injures a soldier in Bossaso
At least one person has been injured in Bossaso town of northeastern Somalia after landmine hit the car.
According to Puntland security officials, the landmine...
Kenyan national allegedly killed in Bossaso
A Kenyan engineer has reportedly Killed in Bossoso town barely hours after security forces targeted.
Reports from the port city indicated that a bodyguard attached...
AKHRI: Madaxweyne Lafta-gareen oo guddi u saaray dilalkii Baydhabo loogu geystay...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dilal bishaan ka dhacay magaaladda...
Dhageyso: Maxaa ka jira in boqolaal Soomaali Xujey ah lagu dayacay...
Makkah (Halqaran.com) - Boqolaal Soomaali Xujey ah oo ku sugan magaalada Barakeysan ee Makka ayaa sheegay in aysan weli gudanin waajibaadka xajka iyaga oo...
Kenya lobbies to get UN Security Council seat
The government of Kenya which is seeking to win the seat has started lobbying countries to support Its bid to get a seat in...
Mandera pays the economic cost of al-Shabaab attacks, official
Kenya Minister for Cooperatives Development, Ali Noor Ismail has said the economy of Mandera county on Kenya’s border with Somalia has been paralyzed by...









