
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynayaashii hore ee Puntland oo ku eedeeyay Xildhibaan Sacdiyo dagaalkii Boosaaso
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynayaashii hore ee dowlad Goboleedka Puntland Sanoter Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyo siyaasiyiin kale oo uu kamid yahay...
Madaxweynaha Sri Lanka oo ka cararay dalkiisa
Sri Lank (Halqaran.com) - Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa diyaarad militari uga baxsaday dalkiisa, iyadoo ay socdaan bannaan baxyo waaweyn oo looga cabanayo...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhiggiisa dalka Ereteriya oo heshiis is-afgarad kala...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay Afar maalmood ku joogay dalka Ereteriya ayaa Talaadadii...
Laba wasiir oo ka tirsan Puntland oo shaqo joojin lagu sameeyay
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka dalka Ingiriiska
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Talaadada maanta ah aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee...
Madaxweynaha JF Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta dalka dib ugu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay Afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya ayaa dalka...









