
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Askari si bareer ah 5 kun Shillinka Soomaaliga qof shacab ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axadda Maanta ah xukun dil ah kuriday askarigii Ninka shacabka ahaa ku dilay degmada...
Sarkaal u fududeyn jiray Al-Shabaab qaraxyada Muqdisho oo dil lagu xukumay
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle oo lagu helay...
Qarax lagu dilay Injineero oo ka dhacay gudaha Kenya & Wararkii...
Kenya (Halqaran.com) - Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa lala eegtay kolonyo ay wateen Injineero ku howlanaa kormeerka wadada tareenka ee isku xiraya...
RW Xamse: ‘‘DF Somaliya waxay xirtay 250 Akoon oo ay lahaayeen...
Qaahira (Halqaran.com) - Ra’isul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo xalay la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddanka Masar ayaa faah-faahin ka bixiyay...
Garoomada Kubadda Cagta ee Caasimadda Muqdisho oo horumarin lagu sameynayo
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda...
DF Soomaaliya oo ciidamo farabadan geysay magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo farbadan waxaa ay ku daabushay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kuwaasi oo ku...









