Sunday, April 19, 2026
28.2 C
Mogadishu

AMISOM oo la wareegtay ammaanka shirka la filayo in uu ka furmo Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay la wareegeen ammaanka goobta uu ka dhacayo shirka u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Waxaa la sheegay in si buuxda ay AMISOM ula wareegtay ammaanka shirka, waxaana shir goordhaweyd dhacay la isku afgartay in ciidamada madaxda oo ay ku jiraan kuwa federaalka, gaadiidka dagaalka iyo ciidamada looga reebi doono albaabka laga galo garoonka Aadan Cadde.

Shirka u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa la filayaa in maanta uu furmo, waxaana magaalada Muqdisho ku sugan dhammaan madaxda maamul goboleedyada, kuwaas oo ka qeyb geli doona shirka.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...