Beledweyne (Halqaran.com) – Taliska booliska Magalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amarro lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano Pencilka.
Wuxuu taliska ciidanka booliska uga digay dhammaan gaadiidleyda ka shaqeysa magaalada Beledweyne iyo kuwa soo galaba.
Sidoo kale, taliska ayaa ka digay in wax gaadiid ah la dhigi karin inta u dhaxeysa Bacadlaha iyo Afaafka hore ee xarunt amaamulka gobolka Hiiraan.
Haddaba halka hoose ka akhriso Amarrada cusub:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com






