Friday, May 15, 2026
27.4 C
Mogadishu

XOG + DHAGEYSO WAREYSI: Ka qeybgalka Somaliya Shirka IMF & Word Banka iyo arrimo badan oo la kashifay

Washington (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Washington todobaadkan ka socda shirar kala duwan oo ay hey’adaha IMF iyo Bangiga Aduunku ay ku casuumeen madax ka socota dalal badan oo dunida ah, oo isugu jira kuwa saboolka ah kuwa soo koraya iyo kuwa deeqaha bixiya.

Shirkaasi dalalka lagu casuumay waxaa ka mid ah Soomaaliya, oo ay wufuu ka joogaan, iyada oo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre lagu wado inuu ku soo biiro.

Mid ka mid ah kulamaddii ilaa iyo hadda dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay mudanayaal ka socday baarlamanada 61 dal.

Madaxa Guddiga Cadaaladda ee Baarlamanka Soomaaliya Xildhibaan Xuseen Carab Ciise, oo ka qeyb galay kulankaas oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa ka sheekeeyay arrimo badan oo xasaasi ah iyo xaaladda uu iminka marayo dalka.

Halka Hoose ka dhageyso Wareysiga:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...