Sunday, May 31, 2026
26.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe ‘‘Hubka Dowladda Somaliya waxaa loo geeyaa Al-Shabaab, amnigana faraha ayuu ka baxay‘‘!

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Khilaaf uu Muddooyinkii dambe kala dhexeeyay Dawladda dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu Dalka Amnigiisu meel xun ku socdo.

“Amniga waxaad garan kartaan meesha uu marayo, Amnigii Faraha ayuu ka baxay, waxaana la doortay in Ciidamada la Fur furo oo Al-Shabaab Hubka loo geeyo, Wax Dawladnimo ah maaha, wax wadanku ku sii socon karo maaha, aanu usoo noqo maalmihii lasoo dhaafay waxa dhacay, Amniga aan ka wada shaqayno oo ha la iska daayo waxa la isku hayo “ Ayuu yiri Axmed Madoobe.

Dhaliilaha uu Axmed madoobe u jeedinayo Dawladda dhexe ayaa dad badan u arkaan inuu ku beegsanayo DF Soomaaliya oo ku gacan seertay Doorashadii Kismaayo ee mar kale lagu doortay.

Halka hoose ka daawo muuqaalka Axmed Madoobe:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...