Friday, April 17, 2026
27.8 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: “Bisadda ku nool Hargeysa ayaa ka Nasiib Wanaagsan, Qofka Muqdisho Jooga” waxa yiri…

Hargeysa (Halqaran.com) – Maayarka magaalada Hargeysa Solteelko ayaa bixiyey waraysi dhinacyo badan Taabanaya, isagoona uga hadlay Waxqabadka Dawladda Hoose ay ka wado magaalada Hargeysa Iyo Qorsheyaal kala duwan oo u degsan.

Maayarka Hargeysa ayaa wax laga waydiiyey Dhaliilaha kala duwan ee dul Hooganaya Dawladda Hoose ee Xamar oo ay ka mid yihiin Qashinka iyo meelaha Biyo mareenka ah oo aan jirin xili roobaadka.

“Waxaa la igu Xasuusan doonaa Dab damiska aan ka sameeyay Hargeisa, Bisadda Hargeisa waxay ka Nasiib badan tahay Qofka Ku Nool Muqdisho,  Maalin dhowayd Ciidanku waxay Badbaadiyeen Bisad ku dhacday Suuli,  Halka Muqdisho Maalinkasta uu Qarax ka dhaco, oo Naftu ka tahay wax Jilicsan”  ayuu yiri Maayarka magaalada Hargeysa Solteelko.

Wuxuu kaloo yiri Solteelko, ‘‘Sidoo kale, waxaa la igu xasuusan doonaa sidoo kale Qalab ay leedahay Dawladda Hoose inaan keenay,  Arimaha Caafimaadka, waxbarashada iyo Garoomada.‘‘

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DEG DEG: DF Somaliya oo garoonka Muqdisho ku xirtay guddoomiye saaxiib dhow la ah Axmed Madoobe

DAAWO WAREYSI: Wasiir Cawad oo si cajiib ah uga hadlay arrinta DF Somaliya & Somaliland, Muranka badda iyo Xiisadda Khaliijka

DAAWO VIDEO: ”Haddaan Garowshiiyo laga bixin dhibka jira, Somaliland meel fog baa laga dooni doonaan”!

QISO CAJIIB AH: Gabadhii 25-ka sano oo Jaceyl dartiis qolka loogu xiray!, Kaddib Maxaa dhacay?

FAALLO: Dibindaabyadii Uhuru iyo Rogaal Celintii Farmaajo

XOG: Waa kuma Sarkaalka Al-Shabaabka ah oo ay booliska Kenya ka baadi-goobayaan Nairobi? +Magaciisa

UPDATE: Maxaa ka jira in DF Somaliya ay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo? +XOG

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...