Monday, April 20, 2026
29.2 C
Mogadishu

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Netherlands

The Hague (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isniinta maanta magaalada The Hague ee dalka Netherlands kulan kula qaatay Marwo Vera Bergkamp, oo ah Guddoomiyaha Baarlamaanka dalkaasi.

Kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay adkeynta xiriirka labada Baarlamaan, iyo is-dhaafsiga aqoonta ee la xirirta xildhibaannadda iyo howlwadennada.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa baarlamaanka dalkaas iyo mas’uuliyiintooda uga mahadceliyey soo dhoweynta diiran ee loo sameeyey isaga iyo wafdigiisa:

Ugu dambeyn, Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa waxa uu u sheegay in Dowladda Soomaaliyeed ay dagaal adag kula jirto kooxda agagaxisada Al-Shabaab iyo deegaannadda laga xorreeyay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...