Saturday, May 2, 2026
29 C
Mogadishu

Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka +(SAWIRRO)

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka.

Kulanka ayaa waxa uu Madaxweynaha warbixin ka siiyay Guddiga, dadaalkii lagu bixiyay qabsoomidda doorashada Aqalka Sare, isagoo ka mahadceliyay cidkasta oo gacan ka geysatay doorashadii shalay.

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta khilaafaadka doorashooyinka ee heer Federaal mudane Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa uga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uga mahadceliyey sida diirran ee Guddiga loogu soo dhaweeyey l, ayna goob joog ka noqdeen doorashadii shalay lagu qabtay Baydhabo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...