Wednesday, April 29, 2026
29.7 C
Mogadishu

AKHRISO: Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Heshiis horudhac ah ayaa Talaadadii maanta laga gaaray dagaal beeleedyadii horaantii bishan ka soo cusboonaaday deegaanada dhaca galbeedka Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Masuuliyiin ka kala socday DF Soomaaliya iyo Maamulka Hirshabelle oo maalmahaanba kulamo la lahaa Odayaasha Dhaqanka iyo Waxagaradka labada dhinac ayaa ku guuleystay in is faham horudhac ah laga gaaro xiisadda, iyagoona soo saaray shan qodob oo lagu heshiiyay.

Halka hoose ka akhriso Heshiiska horudhaca ah ee la gaaray:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...