Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

Axmed Madoobe oo Madaxtooyada Kismaayo kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay sareeye guuto Maxamed Cabdi Sheekh Taliyaha guud ee Ciidamada Jubbaland iyo Gaashanle sare Maxamed Guuleed Xasan Taliye ku xigeenka Ciidamada Jubbaland.

Waxaa kulankaasi looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab, iyadoo iskaashi buuuxa laga samaynayo sidii loo dardar galin lahaa howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Argagixisada.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...