USA (Halqaran.com) – Stefan Thomas waxa uu heystay qiyaastii $220 milyan oo ah lacagta digitaalka (Bit coin). Muddo yar gudaheed ayuu ku waayay hantidaas kaddib markii uu dhowr jeer ku celceliyay password qaldan.
Waxa uu isku dayay in uu helo warqaddii ay ugu qornaayeen xogaha muhiimka ah balse nasiib darro uma aysan suura galin.
Mr Thomas wuxuu sheegay inay dhacdadaan bartay casharro muhiim ah, inkastoo uu waayay fursad uu ku noqon lahaa milyaneer haddana wuxuu aamin sanyahay inay ahayd dhacdo aayo-tiinkiisa dambe saacidi doonta.
ABC7 News, wuxuu u sheegay inay ahayd maskax-dhalaalin weyn oo noloshiisa wax badan ka badeli doonta.
Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





