Sunday, July 12, 2026
27.1 C
Mogadishu

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde International ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka ee Soomaaliya.

Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa la dejiyay xaydaabka Garoonka Aadan Cadde oo ay si weyn u ilaaliyaan ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Madaxweynaha Puntland inta uu ku sugan yahay Caasimadda Muqdisho waxa uu ka qeyb gali doonaa shir ku saabsan hannaanka Doorashooyinka oo lagu waday in lagu soo afjaro khilaaf muddo dheer soo taagnaa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...