Thursday, May 14, 2026
27.5 C
Mogadishu

RW Rooble oo magacaabay guddiga Aaska Madaxweynihii hore Cali Mahdi

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka, marxuum Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday dalka Kenya.

Mr Rooble ayaa magacaabay guddigan oo ka kooban Xukuumadda, Xildhibaano, qaybaha bulshada iyo qoyska marxuumka, waxayna kala yihiin:

  1. Xasan Xundubeey Jimcaale, Guddoomiye
  2. Cismaan Abokar Dubbe, Guddoomiye ku-xigeen
  3. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Xubin
  4. Janaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, Xubin
  5. Xasan Xuseen Xaaji, Xubin
  6. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab), Xubin
  7. Durraan Axmed Faarax, Xubin
  8. Cumar Cali Rooble, Xubin
  9. Cabdullaahi Maxamed Nuur, Xubin
  10. Maxamed Axmed Abtitoon, Xubin
  11. Cabdulqaadir Xaaji Xasan (Gureey), Xubin

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa faray guddigan in ay si deg-deg ah u gudagalaan aaska madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...