aas qaran
Madaxweynihii hore ee Somaliya ‘Cali Mahdi’ oo maanta lagu Aasay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Jimcihii maanta Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu aasay, Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, marxuum Cali Mahdi...
RW Rooble oo magacaabay guddiga Aaska Madaxweynihii hore Cali Mahdi
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii...
Meydka duqii magaalada Muqdisho oo Axadda berri la keenayo iyo Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sida qorshaha uu ahaa meydka Yariisow ayaa Sabtidii maanta la keeni lahaa Magaaladda Muqdisho si aas qaran loogu sameeyo, waxaana garoonka...






