Friday, May 29, 2026
26.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka & Cabashada Doorashooyinka Puntlnad ee la…

Garoowe (Halqaran.com) – Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Talaadadii maanta soo saaray liiska xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka iyo cabashooyinka ee doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland.

Xubnahan guddiga ee la magacaabay ayaa ka kooban 9 Xubdoon, waxaana guddoomiye looga dhigay Guuleed Saalax Barre.

Xubnaha guddigaan ayaa waxaa ay shaqadooda tahay xal ka gaarista haddii uu dhaco muran la xiriira doorashooyinka golayaasha degaanka Puntland, iyada oo maanta Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ay gudigaan ansixiyeen.

Haddaba halka hoose ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddigan:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...