Saturday, May 23, 2026
26.5 C
Mogadishu

Xubno ka mid ah guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa Talaadadii maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed dib ugu laabtay Xubnaha Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka maamulkaas.

Guddiga ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku qaadanayay tababar la xiriira arrimaha Doorashooyinka.

Muddada kooban ee tababarka u socday ayaa lagu baray nidaamka maamulka doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka, taasoo ay bixinayeen khubaro aqoon u leh arrimaha doorashooyinka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...