Friday, May 1, 2026
28.1 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: M/weyne Muuse Biixi, C/raxman Cirro iyo Faysal Cali Waraabe oo si wadajir ah uga hadlay daynta laga cafiyay Soomaaliya

Bixid Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’, Dhexe ‘Cabdiraxmaan Cirro’ iyo Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo labada guddoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali Waraabe oo Sabtidii maanta si wadajir ah Saxaafadda ula hadlay ayaa ka dhawaajiyay Saddex qodob oo kala ah:-

  • Farriinta Bulshada Somaliland ee ku aadan Fayraska Corona (COVID-19).
  • Deynta Bangiga Adduunka uu ka cafiyay Soomaaliya iyo
  • Diidmadii golaha wakiilada Somaliland maanta ku diideen labadii xubnood ee Komishanka.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka:

https://www.facebook.com/WarbaahintaMadaxtooyadaJSL/videos/210358856850768/

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...