Friday, May 1, 2026
28.3 C
Mogadishu

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ‘Feysal Waraabe’ oo ka hadlay Xiisadda ka sii dareysa ee Somaliland (Maxa cusub)?

Hargeysa (Halqaran.com) – Muddooyinkan dambe waxaa Somaliland ka jiray muran siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaradka, iyada oo guddi is xilqaamay uu dhex dhexaadin ka dhex wado labada dhinac.

Dhinaca kale, baarlamaanka ayaa lacago ka jaray miisaaniyaddii xisbiyada.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Xubnaha guddiga doorashooyinka ee leysku heysto ay yihiin kuwo Sharci darro ah oo aan soo marin nidaamka iyo Dastuurka Somaliland.

Sidoo kale, waxaa uu ka horyimid muddo kordhinta loo sameeyey xubnaha labada Gole ee Somaliland iyo miisaaniyaddii laga jaray Xisbiyada Somaliland.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...