Beirut (Halqaran.com) – Qaraxii ka dhacay bakhaar ku yaal dekadda Bayruut ee dalka Lubnaan, ayaa gariirkiisu gaaray magaalada oo dhan waxaanu khasaare baaxad leh gaadhsiiyey dhismeyaashii u dhawaa dekadda.
Ugu yaraan 137 qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad 5,000 oo kalena way ku dhaawacmeen.
Muuqallo dayaxgacmeed sawiray ayaa muujinaya baaxadda khasaaraha gaadhay magaaladaas.
Halka hoose ka daawo Sawirrada qaraxa kaddib iyo ka hor:
Xuquuqda Sawirrada waxaa leh Getty Images iyo BBC
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com














