Wednesday, April 22, 2026
26.4 C
Mogadishu

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal

J/Hoose (Halqaran.com) – Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa deegaanada Dooxada Jubba ee Gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab .

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalkan uu ku dhamaaday si guul leh, isla markaana lagu dilay labo ka mid ah Al-Shabaab ayna  jirin  wax khasaare ah oo soo gaaray dadka rayidka ah.

Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa had iyo jeer u taagan sidii ay shacabka Soomaaliyeed uga difaaci lahaayeen dhibaatooyinka ay ka midka yihiin dhibaatafa ay ku hayaan bulshada ayaa lagu yiri war kasoo baxay DANAB.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...