Xisbiyada Mucaaradka
Wada-hadalladii xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo shaaca ka qaaday inuusan laheyd awood uu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Muuse Biixi Cabdi, Madaxdweynaha Somaliland, ayaa sheegay in xisbiyada muraacadka ah ay tuhunsan yihiin inuu muddo xileedka dheeraysan rabo, balse aanu...
Madaxweyne Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Xisbiyada Mucaaradka +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane...
Wasiir Maareeye ‘‘Xisbiyada Mucaaradka waa ay ka qeybgeli doonaan Shirka Dhuusamareb...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda...







