Sunday, June 21, 2026
27.1 C
Mogadishu

Xasan Sheekh

Daawo Muuqaalka: Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo sheegay inay hal arrin ka codsadeen Xasan Sheekh

Dhuusamareeb (HalQaran.com) - Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee doonaya in isbedel maamul uu ka dhaco deegaanada maamulkaas, isla markaana doorasho la aado...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay Nairobi

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku tagay Kenya. Labada...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Xasan Sheekh ‘‘Madaxda talada dalka heysa way ku fashilmeen qabashada doorasho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Xisbiyada...
Ahmed Mohamed

Muxuu ka yiri Xasan Sheekh hadalkii Xaliimo Yareey ee doorashooyinka Qaranka?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ku...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO WAREYSI: Xasan Sheekh oo dhaliilay DF Somaliya, ”Afar sano kadib...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay go’aanka maxkamadda Caalamiga ee Hague ay dib ugu dhigtay kiiska...
Editor

DHAGEYSO: Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare‘ oo Kashifay arrin uu Khadka teleefanka kala...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle,  Maxamed Cabdi Waare ayaa wuxuu ka hadlay safarkii Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh...