25.8 C
Mogadishu
Saturday, July 2, 2022

Tag: Wasiir Janan

UPDATE: Amnesty International oo codsatay in Caddaalada la horgeeyo C/rashiiid Janan

Nairobi (Halqaran.com) - War Caawa  ka soo baxay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International qeybteeda Bariga Afrika, ayaa loogu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay...

DHAGEYSO: Cabdirashiid Janan oo shaaciyay sababaha keenay inuu la heshiiyo DF Soomaaliya

Beled-Xaawo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo Arbacadii maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii degmada BaledXaawo & Khasaarihii ka dhashay

BeledXaawo (Halqaran.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii xooganaa ee Isniintii maanta duleedka Degmada BeledXaawo ku dhex maray...

Jubbaland oo mar kale ku hanjabtay in wixii ka dhasha xariga Wasiir Janan uu qaadayo madaxweyne Farmaajo

Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa mar kale waxa ay ka hadleen Arrinta ku saabsan Wasiirka Amniga Maamulkaasi Cabdirashiid Janan oo u xiran dowladda...

UPDATE: Maxaa natiijo ah oo ka soo baxay maxkamadeyntii maanta ee Wasiirka Amniga Jubbaland Janan?

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa la horgeeyay Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo dowladda Soomaaliya 21-kii Bishaan August ay...

XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay arin halis ku noqon karta Wasiir Janan & go’aan adag oo laga gaaray!

Muqdisho (Halqaran.com) - Odayaasha dhaqanka ee Jubbaland oo maalmihii dambe magaalada Muqdisho u joogay arrinta xariga Wasiir Janan ayaa sheegay in ay la kulmeen...

Jeneraal Zakiya: ”Wasiir Cabdi-rashiid Janan waxa uu ku eedeysan yahay Dambiyo Culus”

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xarigii shalay loogu geystay Magaalada Muqdisho Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo ahaa Wasiirkii Amniga...

Don't miss

UNICEF: Drought Forcing More Girls Into Child Marriage In Horn Of Africa

Maryanne Murray BuechnerBrand Contributor UNICEF USABRANDVOICE| Paid Program Girls as young...

Somalia journalists injured in explosion while covering military campaign against Al-Shabaab

Somali authorities should immediately and thoroughly investigate the explosion...

Kenya Defense Forces kills 10 al-Shabaab fighters

At least ten al-Shabaab fighters have been killed and...

Global leaders congratulate Somalia on Independence Day

Dozens of leaders from UN, US, Italy, Oman, Turkey, Pakistan,...

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Mooshin gudbiyay

Hargeysa (Halqaran.com) – Illaa iyo 26 xildhibaan oo ka...