Wararkii ugu dambeeyay
Ciidamada XDS oo la wareegay degmada Matabaan & Wararkii ugu dambeeyay
Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Ciidamada Danab ee Xoogga dalka Soomaaliya ay la wareegeen gacan...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni
Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland ku dhexmaray duleedka Magaalada Kismaaayo ee xarunta KMG...
UPDATE: Abaabul dagaal oo ka socda Dhuusamareeb iyo Wararkii ugu dambeeyay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in abaabul dagaal oo iska soo horjeeda ay...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Caawa dagaalkii ka dhacay Ceelasha Biyaha +...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Faah faahin ayaa kasoo baxeysa dagaal Ciidamada Booliska iyo maleeshiyaad ku dhexmaray deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho.
Dagaalka ayaa ka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii khasaaraha ka dhashay ee ka dhacay...
Xudur (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa dagaal gaystay Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo duleedka Magaalada Xudur ku dhexmaray maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Muxuu ahaa Ujeedkii laga lahaa raafkii maanta ka dhacay Jowhar &...
Jowhar (Halqaran.com) - Ciidamada amniga ee Maamulka Hirshabelle ayaa hawlgal raaf ahaa ka sameeyay xaafadda Hanti Wadaag ee Magaalada Jowhar, iyagoona ku soo qab...








