taliska ciidanka xoogga dalka
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah-faahin ka bixiyay qaraxii ismiidaaminta ee...
Biya-Cade (Halqaran.com) - Taliska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax Ismiidaamin oo Jimcihii maanta ka dhacay Saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin...
Madaxweyne Farmaajo oo isbaddel ku sameeyay taliska Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbeddal ku sameeyay taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan taliye ku xigeenka...
Taliska Ciidanka Xoogga oo beeniyay in ciidamada DF Somaliya ay isaga...
Baay (Halqaran.com) – Waxaa muddooyinkii la soo dhaafay jirtay warar laga baahinayay deegaanka Goofgaduud Buureey ee Gobolka Baay, kaas oo ku saabsanaa in Ciidamada...
DHAGEYSO: Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Amar ku socda Madaxda K/Galbeed...
Baydhabo (Halqaran.com) – Iyadoo maalmihii la soo dhaafay uu kordhay weerarrada Xubno ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ka geystaan deegaannada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,...
Taliska ciidanka xoogga dalka oo magacaabay taliyeyaal iyo ku xigeenno (Akhriso)
Muqdisho (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu soo magacaabey Taliyaasha iyo Taliye Xigeenada Ururada Guutada 15-aad ee...
Digniin culus oo loo jeediyay Kenya, kaddib dagaalkii maanta ka dhacay...
Gedo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo, Korneyl Maxamad Caddow Cali (Sanka) ayaa Kenya ugu yeeray in ay joojiso waxa uu...









