shirka Dhuusamareeb
Wararkii ugu dambeeyay Shirka ka socda Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in Shirkii u dhaxeeyay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uu dib u furmay,...
Beesha Caalamka oo soo dhaweysay Shirka ka socda Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Saaxiibada Beesha Caalamku ayaa soo dhaweeyay kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo...
Update: Wararkii ugu dambeeyay Shirka Dhuusamareeb iyo is-faham horudhac ah oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug weli ka socda shirka wadatashiga Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyada oo saacadihii...
Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb +(War-saxaafadeed)
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay shirka Madaxda dowlada iyo dowlad Goboleedyada uga furmaya Magaalada Dhuusamareeb, iyaga oo soo jeediyay...
Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay Shirka uu iclaamiyay Madaxweyne...
Muqdisho (Halqaran.com) – Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay shirkii uu isugu yeeray madaxweyne Farmaajo madaxda dowlad goboleedyada dalka, kaasi looga hadlayo muranka hareeyay doorashada...
UPDATE: Beesha Caalamka baaq deg deg ah ka soo saaray Shirka...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen, saaxibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa wuxu ku boorinaya Dowladda Federaalka iyo...









