Sheekh Shaakir
Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Guriceel iyo Ahlu Sunna oo xoojisay difaaca...
Guriceel (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo dareensan in col kaga soo wajahan yahay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ee ku sugan...
AHLU SUNNA ”Waxaan u tanaasulnay Shacabka reer Galmudug”
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Maamulka Ahlu-suna Waljameeca ayaa aqbalay Heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo lagu soo afjaray khilaaflii Dhismaha Galmudug.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxa...
XOG: Wasiir ka tirsan DF Somaliya oo khadka teleefanka kula hadlay...
Galgaduuud (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa khadka teleefanka kula hadlay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Madaxa Xukuumadda Galmudug, waxaana...
DHAGEYSO: Waxa ka soo baxay kulamadii iska soo horjeeday ee ka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud waxaa xalay ka dhacay kulamo iska soo horjeedo oo ay yeesheen Xubnaha Guddiga doorashada ee Wasaaradda...
UPDATE: Diyaar-garowgii ugu dambeeyay Shirka Dhuusamareeb oo socda iyo Beelaha oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xubnaha guddiga qaban qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee...








