Wednesday, January 21, 2026
24.6 C
Mogadishu

AHLU SUNNA ”Waxaan u tanaasulnay Shacabka reer Galmudug”

Sheekh Shaakir

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Maamulka Ahlu-suna Waljameeca ayaa aqbalay Heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo lagu soo afjaray khilaaflii Dhismaha Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa lagu sheegay in ay aqbaleyn in Ahlusuna soo xulaan 20 Xildhibaan oo ka mid ah 89 Xildhibaan ee Baarlamaanka Galmudug.

Sheekh Shaakir ayaa u mahadceliyay Culumaa’udiinka Ahlusuna meel kasta ay joogaan dadaalka ay geliyeen hirgelinta heshiis dhex mara dowladda Federaalka iyo Galmudug.

Halka hoose ka akhriso qoraalka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...