shaqo joojin
Maxaa ka jira in shaqo joojin ay sameeyeen Kalluumeysatada Berbera?
Berbera (Halqaran.com) - Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa sheegay inay Shaqo la’aan la soo deristay, kaddib markii ay badda ku dhufteen dabeylo saameeyey howlahooda kalluumeysiga.
Dabeylahan...
M/weynaha Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay guddoomiye Degmo
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay Gudoomiyihii Degmada Boosaaso, Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.
Deni ayaa xeer...
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ay...
Nairobi (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegaya, in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhammaan Shaqooyinkii...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo sheegay sababta ay u joojiyeen wada shaqeyntii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku eedeeyay hay`adda Qaramada Midoobay inay ka amar qaataan DF Soomaaliya, islamarkaana ay ku...
UPDATE: Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar oo shaqo joojin lagu sameeyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa shaqada ka joojiyay taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar G/sare Aadan Xuseen Kulmiye,...








