Shabaab
C/raxmaan C/shakuur: ”Al-Shabaab heer waxay gaareen in ay Canshuur ka qaadaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay in Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ay ku...
DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada
Buq-Aqable (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Ergooyinkii soo xulay Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kuwaasi oo qaatay amarkii ahaa in ay...
UPDATE: “Qadar Wakiiladeeda Soomaaliya Waa Shabaab iyo Daacish”! waxaa sidaasi yiri…
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska Newyork Times ka qoray qaraxyo iyo dil ka dhacay magaaladda Boosaaso...
Ciidamada qaranka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno cusub oo…
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku guuleystay in ay kooxda Shabaab kala wareegaan...
Al-Shabaab oo Sheegay in ay Dileen Siyaasiyiin Mucaaradsan Axmed Madoobe
Kismaayo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in weerarkii magaaladda kismaayo ay ku dileen siyaasiyiin iyo xubno kale oo mucaaradsanaa maamulka Axmed Maxamed islaam...








