RW Xamse
RW Xamse oo daah-furay dhoofinta hilibka xoolaha ee loo iib-geynayo Sacuudiga...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga.
Mr Barre...
RW Xamse oo magacaabay guddiga doorashada kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Talaadadii maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay...
RW Xamse “Soomaaliya waxay maanta taagan tahay marxalad kalaguur ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo Khamiistii maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...
RW Xamse oo booqday Kuliyadda lagu tababaro Ciidanka Booliska Soomaaliyeed +SAWIRRO
Djibouti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee dalka Djibouti uu ku...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo booqday Dekedaha ku yaalla dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhiggiisa Jabuuti kula kulmay dalka Jabuuti
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa galabta kulan kula qaatay Guriga Ummadda,...









