27.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: qodobbo

AKHRISO: Heshiiska laga gaaray Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho ee sababay muddo kororsigii

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta heshiis laga gaaray Khalalaasihii ka dhashay muddo kororsigii, kaddib kulamo saacadihii la soo dhaafay oo ka dhacay magaalada...

Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb +(War-saxaafadeed)

Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay shirka Madaxda dowlada iyo dowlad Goboleedyada uga furmaya Magaalada Dhuusamareeb, iyaga oo soo jeediyay...

AKHRISO: Qodobbo ka soo baxay kulankii dhexmaray mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamuud Cabdinuur Aadan oo ay Wehliyaan dhigiisa Galmudug, Maamulada Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay...

Shirkii Wadatashiga Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo war laga soo saaray

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga ee Sabtidii maanta Caasimadda Muqdisho uga furmay Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii koowaad soo xirmay, warbaahintana la siiyay...

Maxaa ka ogtahay qodobbada ay ku heshiiyeen Imaaraadka Carabta iyo Israa’iil?

Dubia (Halqaran.com) - Israa‘iil iyo dalka imaaraadka Carabta ayaa kala saxiixday heshiis si dib loogu soo celiyo xiriirka labada dhinac. Israa'iil ayaa waxay aqbashay inay...

AKHRISO: War-murtiyeedka Shirkii Madaxda Galmudug iyo Puntland & Qodobbadii ka soo baxay

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo shir muddo labo maalin ah uga socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa...

UPDATE: Shirkii Jabuuti ee DF Somaliya iyo Somaliland oo lagu heshiin la’yahay & Wararkii ugu…

Jabuuti (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Jambuuriyadda dalka Jabuuti, ayaa sheegaya, in lagu kala kacay, shirkii guddiyada farsamo ee kala matalayay DF Soomaaliya...

Aqalka sare ee Baarlamaanka Somaliya oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedka Batroolka

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa maanta uga doodaya hindise sharciyeedyo kala duwan, kuwaas oo aan weli la...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...