Qarax miino
UPDATE: Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo Qarax lagu dilay
Qoryooley (Halqaran.com) - Guddoomiyihii degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Saciid Ibraahim Xasan ayaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso...
Dad shacab ah oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay gobolka Mudug
Mudug (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya laba qarax miino ah oo maanta ay ka dhaceen deegaanno ku yaalla inta u dhaxeysa Bacaadweyne...
UPDATE: Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in caawa qarax miino ah uu ka dhacay waddada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Qaraxani ayaa...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka...
Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya qarax khasaaro xooggan geystay oo maanta ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Wararka...
UPDATE: Wasiir Goodax Barre oo ka badbaaday qarax miino ah oo...
Gedo (Halqaran.com) – Sii-hayaha xilka Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka badbaaday qarax miino oo galabta lagula eegtay gobolka Gedo, sida...
Faah-faahin: Qarax ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen Hooyo iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay qarax miino oo Khamiistii maanta ka dhacay Degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka...









