Qarax ka dhacay Muqdisho
Faah-faahin ku saabsan qarax ay dad ku dhinteen oo maanta ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Inta la ogyahay laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay qarax miino, oo Talaadadii maanta ka dhacay Degmada Hodan ee...
Faahfaahin ka soo baxeysa qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku geeriyoodeen, qof kalena uu ku dhaawacmay...
Muqdisho: Hotel Afrik oo la weeraray iyo rasaas ka socota gudihiisa
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan ayaa ka dhacay Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Hotel Afrik oo ku yaalla Waddada Aada Garoonka Diyaaraddaha Aadan...
Taliska Ciidanka Asluubta oo war kasoo saaray Qaraxii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacay kasoo horjeedka Iskuulka hoyga Xamar oo u dhow...
DEG DEG: Qarax khasaare xooggan geystay oo caawa ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax xooggan oo Khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Garoonka Aadan Cadde.
Warar ay...








