Odawaa
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Degmada Buulo-burde
Hiiraan (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu...
Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Somaliya ee ‘DANAB’ oo lagu soo dhaweeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, Taliya ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa Ku dhawaad 300 (Saddex boqol)...
Faah-faahin ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ee ka dhacay Xerada Turkiga ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Qarax uu fuliyay ruux naftii halige ah, kaasi oo ka dhacay afaafka...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ‘Odawaa’ oo kormeer ku tagay xerada 21-aad...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - General Odawaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo iminka ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee...
Taliyaha Ciidanka Xoogga ‘Odawaa’ oo ka hadlay xasuuqii ka dhacay deegaanka...
Cadaado (Halqaran.com) - Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo caawa shir jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Cadaado ayaa ka hadlay dhalinyaradii...
3 qoddob oo muujinaya in Odawaa looga adkaan karo madaxtinimada Galmudug!
Loollanka doorashada madaxtinimadda Galmudug ayaa si xowli ah ku bilaawday, iyadoo durba lasii calaameeyay labadda musharax ee noqon kara kuwa ugu cadcad.
Axmed Cabdi Kaariye...









